Maamulka G/Banaadir oo balan-qaad Muhiim ah ka helay Bankiga Adduunka (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan u dhaxeeyay Maamulka gobolka Banaadir iyo madaxda Word Bank (Bankiga Aduunka). Waxaa looga hadlayay kulankan horumarinta mashaariicda lagu dhisaayo wadooyinka Caasimadda iyo xarumaha danta guud. Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa Bankiga aduunka uga mahadceliyay doorka wanaagsan … Continue reading Maamulka G/Banaadir oo balan-qaad Muhiim ah ka helay Bankiga Adduunka (Sawirro)